Saturday, November 10, 2018

Madaxweynaha maamulka Somaliland oo isku shaandhayn kusameeyay wasiiradiisa

Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

 
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid iyo Isku-beddel


justify;"> Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go’aamiyey;
1) In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:
Tir Magaca Xilka
1. Cismaan Jaamac Aadan Iimaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.
2. Deeqa Cabdi Yuusuf Dhidar Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga.
3. Faadumo Cabdillaahi Cumar Diiriye Guddoomiye Ku-xigeenka Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.
2) In laga bilaabo taariikhda maanta aan mas'uuliyiintan u beddelo xilalkan:
Tir Magaca Xilka
1. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
2. Sacad Cali Shire - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado - Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.
3. Cabdiqaadir Maxamuud Sh. Muxummed Warsame (Dhaga-weyne) - Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.
4. Maxamed Daahir Axmed Furreh - Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.
5. Axmed Abokor Maxamed Yuusuf - Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.
6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka.
7. Prof. Maxamed Faarax Xareed Qodax - Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka.

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Somaliland

Sunday, August 12, 2018

Debaaldega Maalinta Dhalinyarada Aduun

Maanta waxa aduunka ooh than looks debaal degayaa Maalinta dayarta aduunka oo sanadwalba bishan oo kale laga xuso daafaha aduunka oo dhan.  Soomaaliya ayaa sanadkan aad looks xusay waxaa ka hadashay oo u halbalyo u bogaadisay madaxda dawladda Federal ka Soomaaliya oo ku Dhalinyarada ku booriday inay nabad galyada ka shaqeeyaan waxbarashadana ku dedaalaan

AMISON Orders Compulsory Joint Operations in Somalia

Mogadishu, The commander of the African Union Mission in Somalia in Somalia (AMISON), General Jim Owoyesigire, has ordered his troops to conduct permanent joint operations with the national army (SNA) against the Al Shabab group.

According to the online portal, in a command statement the chief instructed the contingent forces to intensify the training and mentoring of their SNA counterparts through'joint planning, coordination and implementation of operations in line with the transition plan proposed to AMISOM'.

Owoyesigire spoke to a section of the Mission's troops on Saturday in Jowhar, the administrative capital of the Middle Shabelle region of Somalia.

The head of AMISOM made a security assessment of all major areas of troop operations to discuss comprehensive strategic plans for state and government reconstruction in Somalia.

Another urgent task he gave the troops is to secure the Mogadishu-Johwar supply route.

The AMISOM commander stated the joint security operation with the Somali National Army will improve peace and firmness and equip the Somali forces with the skills required to achieve the sustainable stability they need.

According to the version of hiiraan online, based on AMISON statements, the general'further urged the troops to strengthen relations with the local community through cooperation with the regional administration and the implementation of quick-impact projects to address relevant social infrastructure challenges'.

The AMISOM mandate, extended in July by the UN Security Council, underlines a gradual and conditional withdrawal of the contingent by 2020.

The media estimate that there are more than 21,000 African Union soldiers in Somalia Source Amisom