Koox wasiirka shaqada Somaliland uu soo abaabulay oo uu u soo dhiibay Calanka Kulmiye ayaa rabshado ba.,an ka kiciyay degmad Dilla oo lagu soo dhaweeyay Gudoomiyaha xisbiga WADDANI , arintan ayaa wasa ay sobobtay dhimashada wiil 20 jira , Marxuunka dhintay ayaa
Mukhtaar Caalqil Ibraahim Guuleed, oo qabiilkiisu yahay Reer Nuur-Maxamuud Nuur
Jilibka Bajibraacin. wiilkan ayay haleeshay Rasaas hoos loo dhigaayay oo boolisku ku kala eryaayay rabsho wadayaasha wasiir Obsiiye watay
No comments:
Post a Comment