Wednesday, September 27, 2017

Dagaal culus oo saaka ka dhacay bartama Borama

BORAMA -Dagaal culus oo dhexmaray qabiilka Muusa fiin iyo ciidanka Bilayka Somaliland ayaa saaka ka dhex dilaacay bartamaha Magaalada Borama , gaar ahaan sisibta agteeda , meesha taangiga biyahu ooli jiray, oo ay isku haysteen Ilma dabshid oo Qabiilka Muusa Fiina  Habar Carfaan iyo gabiilka reer Axmed Jibriil Yoonis oo isku haysta jago wado ahaan jirtay laakiin hada wadadii xaga hore ka soo goday. askari ayaa dhintay  seddex kalena waa dhaawac halka dhinaca kale uu ka dhaawac may wiilk dhalinyara, wixii warara ee soo kordha kala soco Dilla Press

No comments:

Post a Comment