Thursday, September 21, 2017

reer Dillaad oo mididii lagu qalijray sifaysanayaa Qudhiminayana u naagaynaya

Qaarkamida dibjirta reer Dillaaad ayaa qaarkamida siyaasiyiinta reer Dillaad ku balamiyeen xoogaa lagacagana siiyeen si xisbiga WADDANI oo dhagax tuur yeeyoo laakiin arintan ayaa waxa ay u badhaadhehooda tahay dad qalatadii Subeeer Awdal oo u midiya lisanaya sidii ay dhulka reer nuur ee Ceelbardaale oo bixiyay ula wareegi lahaayeen kadib marka  dhiigyacab Muuse Biixi la doorto  , ee ay heleen aqlabiyad  Baarlamaan iyo Madaxweyne Qabyaaladiste ah aan ka hor istaagi karin wax kasta oo ay rabaan , iyada oo hamiga ugu weyn ee Subeer Awdal yahay sidii dhulka Samaroon ay u qaadan lahaayeen 12 tuulo oo hoos taga gobolka Awdal ayaa la rabaa sidii gobol ku sheegaya degmada Gabiley ee ka tirsan gobolka Waqooyi galbeed loo hoos gayn lahaa maamulkeeda,.
Waxma garatada maanta shiiday xisbiga wadani ma waxa ilaabeen dadkoodii hurdada ku gowraceen iyo ku wii jidka loo galay ee uu ka dambeeyay waliba Muuse Biixi oo ilaa hada cidloo dilay iyo cid mag laga bixiyay aanay jirin.

No comments:

Post a Comment