Wednesday, September 27, 2017

Malika sacuudiga oo ogolaatay in dumarku Baabuurta kaxayn karaan

Malik Salmaan ayaa ogolaaday in durmarku kaxayn karaan Baabuurta , arintan oo noqonaysa Taariikh cusub oo wadankaasi ka dhacday , wadankaasi oo ahaa wadanka kaliya ee aan dumarku kaxayn karin Baabuurta , sobobo la xiriira dhaqanka qabaailka iyo arimo kale oo la xiriira diinta Islaamka

No comments:

Post a Comment